Magacaygu waa kheerto faafaale  waxaan ku dhashay  magaalada muqdisho   sanadku markuu ahaa 19..    waxaan ku noolahay yurub  maahi  cook  mana soo baran  school ahaan laakiin waan bowsadey inbadan  waliba dhaqamo kala duwan  meesha waxba Kuma hayo laakiin waxaan iska jeclaystey  inaan idinla wadaago waxa aan wal walaaqo  anigoo waliba ay iitahay hoppy  maasha allah soo dhawaada walaalayaal gacmo furan  MAHADANIDIIN

About Me

Kheerto Faafaale 

‚Äč* Cook What You Have Enjoying The Simple Things *